Erayo la-mid ah
fayadaysanWax fay qaba ahaansho (xoolo ama dad).fayadaysnaanld fayadaysnaansho.fayadaysnaansho/dh ld fayadaysnaan.fayadhawrQayb ka mid ah cilmiga dhakhtarnimo oo lagu barto ka hortagg…fayaqab1. Xaalad jirro la'aaneed oo lagu suganyahay. 2. ld fayaqabi…fayaqabXaalad caafimaadqab ku sugnaan.fayaqabidld fayaqab¹ (2).

