Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fayadhawr

(daaw.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qayb ka mid ah cilmiga dhakhtarnimo oo lagu barto ka hortagga cudurrada. ld fayodhow.

Erayo la-mid ah

fayadaysanWax fay qaba ahaansho (xoolo ama dad).fayadaysnaanld fayadaysnaansho.fayadaysnaansho/dh ld fayadaysnaan.fayaqab1. Xaalad jirro la'aaneed oo lagu suganyahay. 2. ld fayaqabi…fayaqabXaalad caafimaadqab ku sugnaan.fayaqabidld fayaqab¹ (2).
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms