Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fay

(-yo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Kabihii waayadii hore haweenku qaadan jireen afkooda hore oo godan caaraddiisa. 2. Caarad; gees.

Erayo la-mid ah

fayadaysanWax fay qaba ahaansho (xoolo ama dad).fayadaysnaanld fayadaysnaansho.fayadaysnaansho/dh ld fayadaysnaan.fayadhawrQayb ka mid ah cilmiga dhakhtarnimo oo lagu barto ka hortagg…fayaqab1. Xaalad jirro la'aaneed oo lagu suganyahay. 2. ld fayaqabi…fayaqabXaalad caafimaadqab ku sugnaan.fayaqabidld fayaqab¹ (2).fayiigDaymo aan indhaha aad loo kala qaadeyn iyadoo la fiirinayo w…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms