Qaamuuska Asalka
faruurxir
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xarig yar oo layskula xiro faruurta awrta iyo hoggaanka. 2. ld faruurxirid.
Erayo la-mid ah
faruurCirir.faruur1. Labada bushumood oo afka nafleyda middood. 2. (daaw.) Kal…faruur1. Hoore (sida biyaha iwm) marin u dillaacin. 2. Bushin dill…faruuranWax meel weyn dillaacsaday noqosho (hoore).faruuranWax faruur dillaacsan leh ahaansho.faruurnaanld faruurnaansho.faruurnansho/dh ld faruurnaan.faruurxiranWax faruur laga xirey ahaansho (awr).

