Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

faruuran

(-rmay, -rantay; -rmi)
Falmg1

Macnaha

Wax meel weyn dillaacsaday noqosho (hoore).

Erayo la-mid ah

faruurCirir.faruur1. Labada bushumood oo afka nafleyda middood. 2. (daaw.) Kal…faruur1. Hoore (sida biyaha iwm) marin u dillaacin. 2. Bushin dill…faruurnaanld faruurnaansho.faruurnansho/dh ld faruurnaan.faruurxir1. Xarig yar oo layskula xiro faruurta awrta iyo hoggaanka. …faruurxirAwr xarig faruur kaga xirid.faruurxiranWax faruur laga xirey ahaansho (awr).
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms