Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

farmi

MagacLafdheeri

Macnaha

Culaab la saaro maraakiibta markay faaruqa tahay si loo dheellitiro culayskooda.

Erayo la-mid ah

farma'Si kedis iyo degdeg ah oo loo boodo ama loo ordo. ld farmac.farmaajoCunto laga sameeyo caano la garooriyey lana qallajiyay.farmac'.farmashiyeDukaanka daawooyinka lagu iibiyo. ld farmasi.farmuqCid wax ku tuhmid.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms