Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

farmashiye

(-yayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Dukaanka daawooyinka lagu iibiyo. ld farmasi.

Erayo la-mid ah

farma'Si kedis iyo degdeg ah oo loo boodo ama loo ordo. ld farmac.farmaajoCunto laga sameeyo caano la garooriyey lana qallajiyay.farmac'.farmiCulaab la saaro maraakiibta markay faaruqa tahay si loo dhee…farmiMarkab faaruq ah si miisaankiisa la isugu dheellitiro culays…farmuqCid wax ku tuhmid.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms