Qaamuuska Asalka
fansaar-labasaable
(xis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Urur fansaarro oo leh astaamooyin u eg marka dhan laga eego kuwa fansaarrada tirignometeri waxaana lagu magacaabaa saynka labasaable (sinh (x)), kosaynka labasaable (cosh (x)) iwm. Waxa la xiriiraan laba saab sida ay fansaarrada tirignometeriga ula xiriiraan goobada.
Erayo la-mid ah
fansaar1. Alaabo yar oo aan cuslayn oo gaadiidka dheegga laga saaro…fansaarQaanuun xisaabeed ka dhexeeya laba urur (xaddi), kaas oo, ku…fansaar-is-haystaFansaar aan ku dhicin isbeddel dhaqso ah marka doorsoomaha m…fansaar-jibbaarFansaarka f(x) = e oo loo qoro f(x) = exp(x). Waxa kale oo l…fansaar-tirigonometari(xis.) Fansaarro leh qiime maangal sida sin(x), cos(x) iyo t…

