Qaamuuska Asalka
fansaar-is-haysta
(xis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Fansaar aan ku dhicin isbeddel dhaqso ah marka doorsoomaha madax bannaan ee fansaarku uu kordho ama yaraado.
Erayo la-mid ah
fansaar1. Alaabo yar oo aan cuslayn oo gaadiidka dheegga laga saaro…fansaarQaanuun xisaabeed ka dhexeeya laba urur (xaddi), kaas oo, ku…fansaar-jibbaarFansaarka f(x) = e oo loo qoro f(x) = exp(x). Waxa kale oo l…fansaar-labasaableUrur fansaarro oo leh astaamooyin u eg marka dhan laga eego …fansaar-tirigonometari(xis.) Fansaarro leh qiime maangal sida sin(x), cos(x) iyo t…

