Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

falkan

(-amay, -antay)
Falmg1

Macnaha

Wax la falkay noqosho (harrar, derin iwm).

Erayo la-mid ah

falkaabErey ku kordhiya faahfaahin micnaha falka, sida: “soo”, “sii…falkaaliyeFal loo adeegsado in uu fal kale oo qaab masdar leh ka kaali…falkanaanld falagsanaan, falagsanaansho, falkanaansho.falkanaansho/dh ld falkanaan.falkashold falagsad, falagsasho, falagsi.falkiFalko samayn. ld falag².falkinld falkid, falkis.falko1. Daar, derin iwm oo caw ka samaysan oo aan midab lagu xard…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms