Qaamuuska Asalka
falkaaliye
(nax.)MagacLafdheeri
Macnaha
Fal loo adeegsado in uu fal kale oo qaab masdar leh ka kaaliyo xagga habka, muuqaalka, amminka, qofka, tirada iwm; waxaa ka mid ah “jir”, “doon”, “leh”; waxaana loo adeegsadaa ammin iyo hab go'an. Tus. “Kubbad buu cayaari jiray”.
Erayo la-mid ah
falkaabErey ku kordhiya faahfaahin micnaha falka, sida: “soo”, “sii…falkanWax la falkay noqosho (harrar, derin iwm).falkanWax la falkay ahaansho (harrar, derin iwm). ld falagsan.falkanaanld falagsanaan, falagsanaansho, falkanaansho.falkanaansho/dh ld falkanaan.falkashold falagsad, falagsasho, falagsi.falkiFalko samayn. ld falag².falkinld falkid, falkis.

