Qaamuuska Asalka
fajacsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax fajac hayo ahaansho.
Erayo la-mid ah
fajaas1. F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto…fajaasQalab bir ah oo af leh wax ku faasid. ld fujaas².fajaasidld fajaas¹ (2), fujaas¹, fujaasid.fajacAmankaag; ashqaraar; yaab.fajacSi aad ah wax ula yaabid.fajacsanaanld fajac-sanaansho.fajacsanaansho/dh ld fajacsanaan.fajarWaaberiga qorraxdu inta aysan soo bixin. ld fajir.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
