Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fajaas

MagacLafdheeri

Macnaha

1. F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm. 2. ld fajaasid. ld fujaas¹.

Erayo la-mid ah

fajaasidld fajaas¹ (2), fujaas¹, fujaasid.fajacAmankaag; ashqaraar; yaab.fajacSi aad ah wax ula yaabid.fajacsanWax fajac hayo ahaansho.fajacsanaanld fajac-sanaansho.fajacsanaansho/dh ld fajacsanaan.fajarWaaberiga qorraxdu inta aysan soo bixin. ld fajir.fajaynld fajays.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms