Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fahmo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Garashada si sahlan wax loo garto. 2. Farxad iyo firfircooni. ld fahmad.

Erayo la-mid ah

fahmaddaranWax xanuun aan weynayn hayo ahaansho.fahmaddarnaanld fahmaddarnaansho.fahmaddarnaansho/dh ld fahmaddar-naan.fahmaddarroXanuun aan weynayn.fahmajabDareenka ku dhaca qof wax weyn filanaayey oo waayey; niyadja…fahmajabQof wax uu u hanweynaa waayey raallinnimodarro dareemid.fahmajebiCid fahmajab ku ridid.fahmaysanWax farxad, fudayd iyo firfircooni dareensan ahaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms