Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fahmajab

MagacLafdheeri

Macnaha

Dareenka ku dhaca qof wax weyn filanaayey oo waayey; niyadjab, qalbijab.

Erayo la-mid ah

fahmaddaranWax xanuun aan weynayn hayo ahaansho.fahmaddarnaanld fahmaddarnaansho.fahmaddarnaansho/dh ld fahmaddar-naan.fahmaddarroXanuun aan weynayn.fahmajebiCid fahmajab ku ridid.fahmaysanWax farxad, fudayd iyo firfircooni dareensan ahaansho.fahmaysashold fahmaysad, fahmaysi.fahmaysnaanld fahmaysnaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms