Qaamuuska Asalka
fadhibaro
(-rtay, -ratay)Falmg3
Macnaha
Ilmo yar gaarid waqti uu fadhiisto isagoon cidi hayn.
Erayo la-mid ah
fadhaq-dareenMiiqaqo dareen wadaha ee unugga dareenwade, kuwaasi oo u gud…fadhi1. Qaabka iyo xaalada qof salka dhulka ku haya. 2.(-iyo, m.d…fadhi/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) 1. Salka meel dhigid. 2. Rasmi …fadhibaradIlmo yar oo bilaabay fadhi.fadhiidF. ah: ilmo cudur, nafaqaxumo awgeed waqtigii uu socon lahaa…fadhiidnimoFadhiid ahaansho.fadhiyidld fadhi¹, fadhin.

