Qaamuuska Asalka
ereybixin
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. (nax.) Siinta magac u gaar ah laa siiyo farsamo; fikrad, cilmiyeed iwm. 2. Wadajirka ereyo u gaar ah hal bed aqooneed ama farsamo.