Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

erey

(-yo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhawaaq kasta oo weer ka mid ah oo macne lagu garto gudbiya; kelmed. 2. Muran aan loo bogin.

Erayo la-mid ah

erey-dareenCod muujinaya hadlaha shucuurtiisa sida yaab, naxdin farxad …ereybixiEreyo cusub samayn.ereybixin1. (nax.) Siinta magac u gaar ah laa siiyo farsamo; fikrad, …ereyfurWadajirka ereyo u gaar ah hal bed aqooneed ama farsamo, iyad…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms