Qaamuuska Asalka
eedayso
(-stay, -satay)Falg3
Macnaha
Eed isu jeedin.
Erayo la-mid ah
eedaad1. Rafaad; silic; saxariir. 2. Xanuun daran.eedaad1. Rafaad badan la kulmid. 2. Xanuun daran la kulmid.eedaqCaano garoor ah.eedaynld eedays.eedaysanWax dembi loo haysto ahaansho; eed saarid.eedaysaneQof dembi loo haysta laakiin weli aan caddeyn; tuhun dembi.eedaysashold eedaysi.eedaysnaanld eedaysnaansho.

