Afsoomali.com
Home
Vocabulary
Urban
Translation
Contribute
Analytics
Sign In
Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Theme
🌙 Dark
Sign In / Register
Qaamuuska Asalka
eedaysan
(-snaa, -snayd)
Fal
mg4
Macnaha
Wax dembi loo haysto ahaansho; eed saarid.
← Dib u noqo
✏ Suggest a Correction
Erayo la-mid ah
eedaad
1. Rafaad; silic; saxariir. 2. Xanuun daran.
eedaad
1. Rafaad badan la kulmid. 2. Xanuun daran la kulmid.
eedaq
Caano garoor ah.
eedayn
ld eedays.
eedaysane
Qof dembi loo haysta laakiin weli aan caddeyn; tuhun dembi.
eedaysasho
ld eedaysi.
eedaysnaan
ld eedaysnaansho.
eedaysnaansho
/dh ld eedaysnaan.
Erayga Manta
mudnaan
ld mudnaansho.