Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

eed

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Denbi cid uusan ku caddayn lagu soo oogey. 2. Gef; denbi.

Erayo la-mid ah

eedaad1. Rafaad badan la kulmid. 2. Xanuun daran la kulmid.eedaad1. Rafaad; silic; saxariir. 2. Xanuun daran.eedaqCaano garoor ah.eedaynld eedays.eedaysanWax dembi loo haysto ahaansho; eed saarid.eedaysaneQof dembi loo haysta laakiin weli aan caddeyn; tuhun dembi.eedaysashold eedaysi.eedaysnaanld eedaysnaansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms