Erayo la-mid ah
duuf1. Hilib la nacay. 2. ld duufid.duufKu d.: cid si loola dagaallamo ku boodid.duufaan/dh (-nno, m.dh) Dabayl xoog leh, roob wadata oo waxyeello d…duufaan-kulaalay(juqr.) Gobol cadaadis hoose leh, dhulkeedu wuu yar yahay, l…duufaan-onkodle(fiis.) Duufaan maayado hawo sare oo xooggan leh, oo sameeya…duufidld duuf¹ (2).duuflaal1. Nin aan wax tashiilan. 2. Nin aan shaqayste ahayn.duuflaalSabool noqosho (cid).

