Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

durruqso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

Si itaal yari iyo jirro ka muuqato u socosho.

Erayo la-mid ah

durraamashold durraamad.durraamoD. ah: neef in lagu allebaryo loogu talaggalay.durraamo/lg3 (-aantay, -aamatay) 1. (f.g) Ilaah baryid. 2. (f.g/lg) …durrinDhul bannaan oo degaanka ku wanaagsan. ld derrin.durriyadDad aabbe keliya ka soo wada farcamay.durrujeNooc quraca waaweyn ka mid ah.durruqNeef, cudur iyo da' awgeed la tabar darreyn.durruqD. ah: neef, cudur iyo da' la tabar darreeyey.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms