Erayo la-mid ah
dulmadowDawacada jaad ka mid ah oo dhabarka madowdulmanWax dulmi lagu sameeyey ahaansho. ld dulmisan.dulmanaanld dulmanaansho, dulmisanaan, dulmi-sanaansho.dulmanaansho/dh ld dulmanaan.dulmarHadal si kooban loo sheego.dulmar/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Wax dardarid. 2. (f.mg) Hadal siā¦dulmeeranShaxan joometiriyeed oo ku dul meeran ama wareegsan kuna oodā¦dulmiFal sameyntiisu cid xadgudub ku tahay. ld dulan¹, dulin (2),ā¦

