Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dulmi

MagacLafdheeri

Macnaha

Fal sameyntiisu cid xadgudub ku tahay. ld dulan¹, dulin (2), dulun¹.

Erayo la-mid ah

dulmadowDawacada jaad ka mid ah oo dhabarka madowdulmanWax dulmi lagu sameeyey ahaansho. ld dulmisan.dulmanaanld dulmanaansho, dulmisanaan, dulmi-sanaansho.dulmanaansho/dh ld dulmanaan.dulmarHadal si kooban loo sheego.dulmar/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Wax dardarid. 2. (f.mg) Hadal si…dulmeeranShaxan joometiriyeed oo ku dul meeran ama wareegsan kuna ood…dulmiciDuudseef.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms