Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dulin-gudeed

(-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(c.nafl.) Noole dulin ah oo soorihiisa ku dhex nool. Tus. “Gooryaan mullaax”.

Erayo la-mid ah

dulin1. Cayayaanka yaryar ee xoolaha ku dul nool; qaniin; derisku…dulin-duleed(c.nafl.) Noole dulin ah oo soorihiisa dusha kaga nool. Tus.…dulinnimoMarka noole uu ku kor noolyahay (dulin dibadeed) ama uu ku d…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms