Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dulin

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Cayayaanka yaryar ee xoolaha ku dul nool; qaniin; deriskunnoole.. 2. ld dulmi¹.

Erayo la-mid ah

dulin-duleed(c.nafl.) Noole dulin ah oo soorihiisa dusha kaga nool. Tus.…dulin-gudeed(c.nafl.) Noole dulin ah oo soorihiisa ku dhex nool. Tus. “G…dulinnimoMarka noole uu ku kor noolyahay (dulin dibadeed) ama uu ku d…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms