Erayo la-mid ah
dulbaa'iD. ah: jaho muuqata oo fog; dhinac; doc; xag.dulbaax1. Xuub jilicsan, cad oo haragga iyo hilibka u kala dhexeeya…dulbadiSabir iyo adkeysi badan oo dhibaatooyinka loo yeesho.dulbeelDhaawac midda uu dusha ka dhaawacmo neef gaadiid ah oo la ra…dulbeelNeef gaadiid ah dusha ka dhaawacmid rar la saaray awgeed.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
