Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dulbaax

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Xuub jilicsan, cad oo haragga iyo hilibka u kala dhexeeya. 2. Hilib aan marax ahayn. 3. Dooxo.

Erayo la-mid ah

dulbaa'iD. ah: jaho muuqata oo fog; dhinac; doc; xag.dulbadiSabir iyo adkeysi badan oo dhibaatooyinka loo yeesho.dulbeelDhaawac midda uu dusha ka dhaawacmo neef gaadiid ah oo la ra…dulbeelNeef gaadiid ah dusha ka dhaawacmid rar la saaray awgeed.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms