Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dul

(-llo, ml.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Oogada sare ee wax kasta leeyihiin. 2. Meel sare oo dhulka intiisa kale ka yara kacsan. 3. Sabir iyo adkeysi dhibaato loo yeesho.

Erayo la-mid ah

dul-orodWax dushooda ku ordid.dulaandulLabada muruq ee dhaadheer oo lafdhabarta labadeeda dhan ku k…dulalaatiDalool yar, ka bannaan wax is haysta ama jiq oo cirku muuqdo…dulbaa'iD. ah: jaho muuqata oo fog; dhinac; doc; xag.dulbaax1. Xuub jilicsan, cad oo haragga iyo hilibka u kala dhexeeya…dulbadiSabir iyo adkeysi badan oo dhibaatooyinka loo yeesho.dulbeelDhaawac midda uu dusha ka dhaawacmo neef gaadiid ah oo la ra…dulbeelNeef gaadiid ah dusha ka dhaawacmid rar la saaray awgeed.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms