Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dubbe

(-bayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qalab ka kooban bir kuusan oo qalab kala duwan leh iyo daab madaxa kula jira oo farsamayaqaanku ku garaaco biraha uu farsamaynayo; burris.

Erayo la-mid ah

dubbadBir kuusan oo lugo ay isku taagto iyo dhego la qabto leh oo …dubbadhacIsku d.: is abaabulid; is habayn.dubbadhicidld dubbadhac¹.dubbarridIsku d.: wax abaabulid; wax habayn.dubbeeWax dubbe ku garaacid.dubbeynld dubbeys.dubbeysanWax dubbe lagu garaaco ahaansho.dubbeysnaanld dubbeysnaansho.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms