Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dubbad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Bir kuusan oo lugo ay isku taagto iyo dhego la qabto leh oo tumaalku biraha uu tumayo dusha ka saaro.

Erayo la-mid ah

dubbadhacIsku d.: is abaabulid; is habayn.dubbadhicidld dubbadhac¹.dubbarridIsku d.: wax abaabulid; wax habayn.dubbeQalab ka kooban bir kuusan oo qalab kala duwan leh iyo daab …dubbeeWax dubbe ku garaacid.dubbeynld dubbeys.dubbeysanWax dubbe lagu garaaco ahaansho.dubbeysnaanld dubbeysnaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms