Qaamuuska Asalka
doondoon
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Raadinta wax aan la hayn ama lumay oo hadba meel laga dayo. 2. ld doondoonid.
Erayo la-mid ah
doon1. Xoolo tabar yar oo aan aroor dheer geli karin. 2. Meel dh…doon1. Wax rabid. 2. Wax raadin. 3. Gabadh guur laga doonayo ree…doon/mg1 (-oomay, -oontay; -oomi) 1. (f.g) Ceel dhoobo ka soo sa…doondoonidld doondoon¹ (2).doonge1. D. ah: qof caqli yar. 2. D. ah: dheri weyn cuntada lagu k…doonidld doonis.doonisdoonid.doonnanWax nin la siiyey ahaansho (gabar).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
