Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

doon

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xoolo tabar yar oo aan aroor dheer geli karin. 2. Meel dhulka inyar ka yara kacsan. 3. Ciidda iyo dhoobaha ceelasha dhaadheer hoostooda laga soo saro.

Erayo la-mid ah

doondoonWax aan la hayn ama lumay hadba meel ka dayid.doondoon1. Raadinta wax aan la hayn ama lumay oo hadba meel laga day…doondoonidld doondoon¹ (2).doonge1. D. ah: qof caqli yar. 2. D. ah: dheri weyn cuntada lagu k…doonidld doonis.doonisdoonid.doonnanWax nin la siiyey ahaansho (gabar).doonnanaanld doonnaanansho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms