Qaamuuska Asalka
doolo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Caws dhaadheer, rarada laga sameeyo oo geed gaabyada ka hoos baxa.
Erayo la-mid ah
doolQof dilaa ah, tuug khatar ah, bahal halis ah iwm oo meel aan…dool1. Labada qaybood ee barida dadka ama idaha middood. 2. Doon…doolQof, bahal iwm meel aan laga aqoon aadid.doolaal1. D. ah: qof ka tegey meeshiisii oo ku sugan meel kale oo k…doolaalo1. Doonashada uu neef qoor ah oo qooqan uu doonto wax uu aba…doollarLacagta rasmiga ah ee waddanka Mareykanka.doolliJiir.doolloDhul sare oo siman.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
