Qaamuuska Asalka
doolaal
MagacLafdheerikh
Macnaha
1. D. ah: qof ka tegey meeshiisii oo ku sugan meel kale oo ka fog oo uusan camal ku hayn loogana baahanayn. 2. D. ah: dugaag meelo kala fog ka ugaarsada.
Erayo la-mid ah
doolQof dilaa ah, tuug khatar ah, bahal halis ah iwm oo meel aan…dool1. Labada qaybood ee barida dadka ama idaha middood. 2. Doon…doolQof, bahal iwm meel aan laga aqoon aadid.doolaalo1. Doonashada uu neef qoor ah oo qooqan uu doonto wax uu aba…doollarLacagta rasmiga ah ee waddanka Mareykanka.doolliJiir.doolloDhul sare oo siman.dooloCaws dhaadheer, rarada laga sameeyo oo geed gaabyada ka hoos…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
