Qaamuuska Asalka
dooddi
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Orod xoog leh. 2. ld dooddiyid.
Erayo la-mid ah
dood1. (xis.) Marka laga hadlayo loojig, waa susun hawraaro ama …doodArrin lagu muransanyahay oo la rabo in lagu gun gaaro ra'yi …doodHadal lagu falanqaynaayo arrin lagu muransanyahay oo la rabo…dood-cilmiyeed/dh Shir ay isugu yimaadaan aqoonyahanno oo lagu soo bandhig…doodaaNin hadal yaqaan ah; aftahan; doode. ld doode.dooddiyidld doodi¹ (2).doodidld doodis.

