Qaamuuska Asalka
doodaa
(-aayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Nin hadal yaqaan ah; aftahan; doode. ld doode.
Erayo la-mid ah
doodHadal lagu falanqaynaayo arrin lagu muransanyahay oo la rabo…dood1. (xis.) Marka laga hadlayo loojig, waa susun hawraaro ama …doodArrin lagu muransanyahay oo la rabo in lagu gun gaaro ra'yi …dood-cilmiyeed/dh Shir ay isugu yimaadaan aqoonyahanno oo lagu soo bandhig…dooddi1. Orod xoog leh. 2. ld dooddiyid.dooddiSi xoog leh u ordid; digdigleyn.dooddiyidld doodi¹ (2).doodidld doodis.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
