Qaamuuska Asalka
dildillaacsanaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld dildillaacsanaansho.
Erayo la-mid ah
dildilSummad geela lagu dhigo oo ah alif jiif ahaan caloosha loogu…dildillaacJeexjeex uu yeesho dhul, jir nafley dhar iwm.dildillaacKala jeex-jeexanka dhadhaabaha, marka ay la kulmaan cadaadis…dildillaacDhul, dhar, oogo nafley, jeexjeex yeelasho. Tus. “Dhulki baa…dildillaaca-waaberiXilliga iftiinka subaxnimo bilaabanayo.dildillaaciWax dildillaac u yeelid.dildillaacsanWax dildillaacay ahaansho.dildillaacsanaansho/dh ld dildillaac-sanaan.

