Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dildillaaca-waaberi

MagacLafdheeri

Macnaha

Xilliga iftiinka subaxnimo bilaabanayo.

Erayo la-mid ah

dildilSummad geela lagu dhigo oo ah alif jiif ahaan caloosha loogu…dildillaacJeexjeex uu yeesho dhul, jir nafley dhar iwm.dildillaacKala jeex-jeexanka dhadhaabaha, marka ay la kulmaan cadaadis…dildillaacDhul, dhar, oogo nafley, jeexjeex yeelasho. Tus. “Dhulki baa…dildillaaciWax dildillaac u yeelid.dildillaacsanWax dildillaacay ahaansho.dildillaacsanaanld dildillaacsanaansho.dildillaacsanaansho/dh ld dildillaac-sanaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms