Qaamuuska Asalka
digirro
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qayb ka mid ah qalabka beeraha lagu falo oo dibidu jiidaan.
Erayo la-mid ah
digidld digniin. digniinsho.digiigaxashold dagiigaxasho.digiigix1. Naxariis. 2. Meel hoobad ah. ld dagiigix.digiigixo1. U d.: cid u naxariisasho. 2. Meel hoobad ah ka daadegasho…digiiranNooc shimbiraha ka mid ah oo digaagga ka weyn, aan meel fog …digir1. Dabar. 2. Midab madow oo ilkuhu yeeshaan.digirNooc dalagga ka mid ah, dhala miro u eg qaabka kellida, leh …

