Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

digiigixo

(-gixday, -gaxatay; -gaxan)
Falmg3

Macnaha

1. U d.: cid u naxariisasho. 2. Meel hoobad ah ka daadegasho. ld dagiigoxo.

Erayo la-mid ah

digidld digniin. digniinsho.digiigaxashold dagiigaxasho.digiigix1. Naxariis. 2. Meel hoobad ah. ld dagiigix.digiiranNooc shimbiraha ka mid ah oo digaagga ka weyn, aan meel fog …digir1. Dabar. 2. Midab madow oo ilkuhu yeeshaan.digirNooc dalagga ka mid ah, dhala miro u eg qaabka kellida, leh …digirroQayb ka mid ah qalabka beeraha lagu falo oo dibidu jiidaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms