Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

did

(-day, -dday)
Falmg1

Macnaha

Si aan habaysnayn u kala yaacid cabsi awgeed (xoolo ugaar iwm). ld dųd².

Erayo la-mid ah

diddimiHoore yar, si aayar ah u shubid. ld dindimi.diddimidld dindimid, dundumid.diddiminld diddimis, dindimin, dindimis.diddinIn yar oo hoore ah. ld dindin¹.diddinIn yar oo hoore ah si ayaar ah u daadasho. ld dindin².diddinsashold diddinsad, diddinsi, dindinsad, dindinsasho.diddinsoHoore yar meel ka shubasho. ld dindinso.didiDidmo geyeysiin (xoolo, ugaar iwm.). ld dudi.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms