Qaamuuska Asalka
dhure
(-rayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Fandhaal weyn. 2. Weel kasta oo wax lagu dhuro.
Erayo la-mid ah
dhurBiyo weel dardarid iyadoo meel kale lagu shubayo.dhur1. Taran. 2. Nasiib. 3. Faa'iido.dhuraalCeel biyo yarood ah oo in qof la geliyo oo uu biyaha soo dhu…dhuraal/dh 1. Dh. ah: ceel biyo yarood ah oo aan wadaamaha la darda…dhuranWax hadal tiro badan oo aan xikmad lahayn sheegaya noqosho (…dhuranWax la dhuray ahaansho (biyo).dhurbeJaadadka cawska mid ka mid ah.dhurdarraysashold dhurdarraysad, dhurdarraysi.

