Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhuraal

MagacLafdheeri

Macnaha

Ceel biyo yarood ah oo in qof la geliyo oo uu biyaha soo dhuro mooyee aan si kale looga cabbin.

Erayo la-mid ah

dhurBiyo weel dardarid iyadoo meel kale lagu shubayo.dhur1. Taran. 2. Nasiib. 3. Faa'iido.dhuranWax hadal tiro badan oo aan xikmad lahayn sheegaya noqosho (…dhuranWax la dhuray ahaansho (biyo).dhurbeJaadadka cawska mid ka mid ah.dhurdarraysashold dhurdarraysad, dhurdarraysi.dhurdarraysoAayaxumo la kulmid.dhurdarroAayaxumo.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms