Qaamuuska Asalka
dhulmareen
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qof dalal badan maray oo waayo arag ah. 2. Qof dhul aan hore loo aqoon helay.
Erayo la-mid ah
dhul1. Meeraha dadku dushiisa ku nool yahay. 2. Barri. 3. Dal.dhul-aasidDariiqadda uu webigu ku dhigo ama ku fuulo meelaha godgodan …dhul-abaahiCudur awrta ku dhaca oo caarka ka soo rida.dhul-duniyeedMidka shanaad sagaalka meere qorraxeed marka la fiirsho xagg…dhul-madaxeed(juqr.) Qar ka soo dul baxsan badda.dhul-rif(jool.) Lisanka dhulka ku dhaca ee ka dhasha dabaylaha, biya…dhulballaarsiQabsashada ay cidi qabsato dhul aanay lahayn. ld dalballaars…dhulbar/dh Xarriiq dhulka u qeybisa laba qeybood oo isle'eg. ld dhu…

