Qaamuuska Asalka
dhul-duniyeed
(c.fal.)MagacLafdheeri
Macnaha
Midka shanaad sagaalka meere qorraxeed marka la fiirsho xagga baaxadda ama weynaanta, isla markaas waa midka saddexaad marka la fiirsho ka fogaanta qorraxda. Oogada dhulka ee adag ee xagga usha ah waxaa loo yaqaan litosfeer, waxaana qayb weyn oo ka mid ah daboola biyoolayda dhulka, waxaana ku gedfan neefo loo yaqaan gibilka.
Erayo la-mid ah
dhul1. Meeraha dadku dushiisa ku nool yahay. 2. Barri. 3. Dal.dhul-aasidDariiqadda uu webigu ku dhigo ama ku fuulo meelaha godgodan …dhul-abaahiCudur awrta ku dhaca oo caarka ka soo rida.dhul-madaxeed(juqr.) Qar ka soo dul baxsan badda.dhul-rif(jool.) Lisanka dhulka ku dhaca ee ka dhasha dabaylaha, biya…dhulballaarsiQabsashada ay cidi qabsato dhul aanay lahayn. ld dalballaars…dhulbar/dh Xarriiq dhulka u qeybisa laba qeybood oo isle'eg. ld dhu…dhulbarafDhul baraf si joogto ah u fadhiyo.

