Qaamuuska Asalka
dhugatow
(-oobay, -owday; -oobi)Falmg1
Macnaha
Dhugato qaadid (geel).
Erayo la-mid ah
dhug1. Maan; caqli. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo shalaqa. 3. Nisha…dhugashold dhugad.dhugatoCudur geela sambabbada kaga dhaca oo qufac badan leh. ld dhu…dhugaysashold dhugaysad.dhugayso/mg3 (-stay, -satay) 1. (f.g) Wax nishaabid. 2. (f.mg) Dhuka…dhugbadan1. Caqli weyn lahaansho. 2. Nishaab fiican lahaansho.dhugbadnaanld dhugbadnaansho.dhugbadnaansho/dh ld dhugbadnaan.

