Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhug

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Maan; caqli. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo shalaqa. 3. Nishaab fiican. 4. ld dhugato.

Erayo la-mid ah

dhugashold dhugad.dhugatoCudur geela sambabbada kaga dhaca oo qufac badan leh. ld dhu…dhugatowDhugato qaadid (geel).dhugaysashold dhugaysad.dhugayso/mg3 (-stay, -satay) 1. (f.g) Wax nishaabid. 2. (f.mg) Dhuka…dhugbadan1. Caqli weyn lahaansho. 2. Nishaab fiican lahaansho.dhugbadnaanld dhugbadnaansho.dhugbadnaansho/dh ld dhugbadnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms