Qaamuuska Asalka
dhudhunsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax la dhudhumiyey ahaansho.
Erayo la-mid ah
dhud1. Daliigo miiqan ama soohan, oo inta laysku jebsho, xargaha…dhudFallaadho ileys oo u socda si urursan. Waxa ay ka koobnaan k…dhudhumiWax dhudhun ku cabbirid.dhudhuminld dhudhumis.dhudhun1. Gacanta inta u dhexeysa xusulka iyo sacabka. 2. Dhudhun i…dhudhunkutaagleQof gacmihiisa aad u xoog badanyihiin.dhudhunsanaanld dhudhunsanaansho.dhudhunsanaansho/dh ld dhudhun-sanaan.

